Home Wararka Maanta Arin Halis ah oo Lagu arkay Hotelka xayaat

Arin Halis ah oo Lagu arkay Hotelka xayaat

0

Hotelka Hayat shalay Qaraxa iyo weerarka ka hor sidaan ayuu ahaa, waxaana la iisheegay in dadkaan intooda badan ay dhinteen qaar kalana ay dhaawacmeen

Hotelka waxaa Shir ku lahaa Odayaal ka Tirsan Beesha baadicadde oo itoobiya uga yimid Arima la xariira dhaqan iyo xal Beesha dhaxdeeda ah Balse waxay ku dhinteen Qaraxaas

Dowladda oo wili ka hadlin Weerarkaan ayaana sidoo kale ku guulaysan in la soo afjaro Weerarkaan socda

Ad
Previous articleDEG DEG: Taliya NISA oo Amray in Dhulka Lala Simo Hotel Xayaat oo laga saari waayay Alshabaab kii Shalay Galay
Next articleYaa xilka Laga qaadi doonaa ma farxaan iyo xijaar ?

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here