Home Wararka Maanta Xuseen Cali, Cabduwaaxid Cali iyo Cabdulaahi Ibraahim Yarow oo Saakay Tiirka Toogashada...

Xuseen Cali, Cabduwaaxid Cali iyo Cabdulaahi Ibraahim Yarow oo Saakay Tiirka Toogashada lageeyey

0

Xuseen Cali Macalim limaan (Gurey) oo ka tirsan Daraawiishta Koonfur Galbeed, Cabduwaaxid Cali Sheikh Aadan oo ka tirsan Militaryga iyo Cabdulaahi Ibraahim Yarow (Borow) oo Boliiska KGS ka tirsan ayaa saaka Baydhabo Dusheeda looga Oofiyay Dambiyo dhiig Daadin ah oo ay Hore u galeen.

Labada Hore ayaa Beerta Qurun Jiis oo DegaanDug Baydhabo ku taal ku dhex Dilay marxuum Muxudiin 𝗠𝗮𝘅𝗮𝗺𝗲𝗱 Cabdiraxmaan June 18 2018-kii.

Cabdullaahi waxaa uu Dilay Isgoowe 𝗠𝗮𝘅𝗮𝗺𝗲𝗱 Aadan June sedaxdeedii sanadkan, marxuumka ayaa ahaa Farmashiiste isku diyaarinayay Guri gal laakiin u dhintay ka doodidda xabad kor loogu riday.

 

 

Ad
Previous articleWararkii Ugu Danbeeyey Taliyayaal Ku dhintay Qarixii Ceelasha Biyahao iyo Sawirada Baaxada Khaasaraha u gaystay Qaraxaan
Next articleBoqor reer sacuudi ah oo canaan kala dul dhacay reer galbeedka iyo Israa’iil

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here