Home Wararka Maanta Wararkii Ugu Danbeeyey Taliyayaal Ku dhintay Qarixii Ceelasha Biyahao iyo Sawirada Baaxada...

Wararkii Ugu Danbeeyey Taliyayaal Ku dhintay Qarixii Ceelasha Biyahao iyo Sawirada Baaxada Khaasaraha u gaystay Qaraxaan

0

Tobaneeyo khasaaro dhimasho iyo dhaawac ayaa lagu waramay in ay ka dhalatay qaraxa ka dhacay Ceelasha Biyaha kaaaoo loo adeegsaday gaari aysan xabadu karin lana beegsaday saldhig ciidan, sidda ay xaqiijinayaa warar horudhac ah.

Taliyayaaal ayaa La xaqiijiyay inay ku Dhinteen Qaraxaan iyo Askar ku Sugnayd Xerada Milataara Police kulahaayeen Ceelasha Biyaha.

Ilaa Hada Waxaa La Xaqiijiyay inuu Ku Geeriyooday Taliye lagu Magacaabi jiray Khayre oo kasoo Jeeday galmudug Gaar ahaan Dhuusamareeb uu ku geeriyooday Qaraxaa.

Dhanka kale Dhumashada Dad Shacab ah ayaa la xaqiijiyay kuwaas oo ay kusoo Dumeen Guryihii ay ku jireen.

Dowlada Soomaaliya ayaana  Wali ka Hadlin Qaraxaan Saakay aroor Hore lagu Qaaday Ceelasha Biyaha Alshabaab ayay ku adkaatay inay  Gudaha Magaalada Muqdisho soo Galiyaan Gawaarodii Qarxi jirtay.

Ad
Previous articleFaahafahin Qarixii la dhacay Ceelasha Biyaha iyo Halka Uu ka Dhacay
Next articleXuseen Cali, Cabduwaaxid Cali iyo Cabdulaahi Ibraahim Yarow oo Saakay Tiirka Toogashada lageeyey

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here