Home Wararka Maanta Xubno ka Tirsan Alshabaab oo Duqayn Lagu Dilay Iyo Dowlada oo Ka...

Xubno ka Tirsan Alshabaab oo Duqayn Lagu Dilay Iyo Dowlada oo Ka Hadashay

0

War Goordhow lagu Daabacay Telefeshinka Qaranka ayaa Lagu Faahfaahiyay Duqayn Alshabaaab lagula eegtay Duleedka Ruunirgood.

War Saxafadeedkaan ayaana u Qornaa Sidaan:

Ciidanka Qaranka iyo Saaxiibada Caalamka ayaa Gumarka Cosobow Cali oo hoos taga degmada Ruunir-good ee Gobalka Shabeellaha Dhexe ku dilay ku dhowaad 10 ka tirsan Khawaarijta oo doonayay inay weeraraan geesiyaasha dadka deegaanka ee dagaalka kula jira Khawaarijta ee ku sugan degmadaas.

Sidoo kale Ciidanka Qaranka iyo Saaxiibada Caalamka ayaa ku guulaystay in ay ku burburiyaan gaari Noha ah oo Khawaarijta ay ka soo buuxiyeen waxyaabaha Qarxa.

Ciidamadu waxay ku guulaysteen inay fashiliyaan dhagarta Khawaarijta, sidoo kalana ay laayaan maleeshiyaadka ay soo qaldeen iyadoo qof kale uusan khasaaro ka soo gaarin.

Ad
Previous articleSoomaaliland. Oo War Cusub kasoo Saartay Dagaaladii laasacaanood
Next articleUgu yaraan 10,000 oo qof oo lagu la’yahay Liibiya kadib Daaday kusoo Rogmaday

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here