Home Wararka Maanta Xubnaha Musharaxiinta ayaa Muqdisho kula shiraya Odayaasha dhaqanka (SAWIRO)

Xubnaha Musharaxiinta ayaa Muqdisho kula shiraya Odayaasha dhaqanka (SAWIRO)

0

Midowga Musharraxiinta Madaxwaynaha Soomaaliya ayaa hadda kulan kula leh muqdisho Odoyaasha dhaqanka beelaha Soomaaliyeed .

Kulanka ayaa waxaa goobjooga ah musharixiinta kala ah Xasan Sheikh Maxamuud , Shariif Sheikh Axmed , Xasan Cali Khayre , Cabdiraxamaan Cabdi Shakuur , Ridwaan Xirsi Maxamed iyo Mustaf Sheikh Cali Dhuxulow.

Shirkaan ayaa hordhac u ah kulamo kale oo ay maanta la qaadan doonnaan musharixiinta qaybaha kala duwan ee bulshada.

Ad