Home Wararka Somaliya Galmudug Xogta Saraakiishii ku dhimatay Dagaalkii Maanta ee Gurceel

Xogta Saraakiishii ku dhimatay Dagaalkii Maanta ee Gurceel

0

Saraakiil Kala duwan Ayaa ku geeriyooday Dagaalkii Maanta ka dhacay Degmada Gurceel ee Gobalka Galgaduud waxaana dadka Dhintay ay kala yihiin

Laba Xidigle Aadan ibraahim Aadan oo ah Taliyaha Horinta 3aad ee Ururkaas 5aad ee GorGor Ayaa la Sheegay in dagaalka Gurceel uu ku dhintay.

2 Taliyaha Ciidanka Danab ee Galmudug Abdiladiif Faafle Ayaa ku dhintay Dagaalkii Maanta Degmada Gurceel ka dhacay

3 Saraakiisha dhaawacmay waxaa ka mid ah Taliyaha Ciidamada Haramcad ee Galmudug Sarkaal Lagu Magacaabo qasaaye Ayaa dhaawac Culus ka Soo gaaray Dagaalkii Gurceel

4 G/Le Maxamed Dhagaweyne Taliyaha Ururka 5aad Ee komandooska Gorgor Ayaa asna dhaawacmay

Wararka Ayaa intaa ku daraya in Askarta iyo Saraakiisha Dhaawaca ah ay Kor u dhaafayaan 20 ruux wilina Lama Haayo Qasaaraha dhabta ah ee Dhimashada iyo Dhaawaca La xariirta

La soco Faah Faahinta

 

 

Ad
Previous articleDhageyso: Galmudug oo ka hadashey Dagaalka Guriceel, iyo Cida Gacanta ku heysa Magaalada
Next articleDagaalka Guriceel oo wali lagu kala Bixin iyo Xiisad wali Jirta

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here