Home Wararka Maanta Xoghayihii arrimaha gudaha ee Britain Suella Braverman oo shaqada laga eryay kadib...

Xoghayihii arrimaha gudaha ee Britain Suella Braverman oo shaqada laga eryay kadib Markii ay kasoo Horjeesatay Falastiin

0

Xoghayihii arrimaha gudaha ee Britain Suella Braverman ayaa shaqada laga eryay, iyadoo Ra’iisul Wasaare Rishi Sunak uu isku shaandheyn ku sameyn doono golihiisa wasiirada

Ms. Braverman ayaa dhowaan waxay ku eedaysay booliiska London inay ay dhinac la safteen” marka la eego sidii ay u maareeyeen dadkii taageersanaa Falastiniyiinta ee dibadbax ka dhigay London.

Wasiiradan ayaa dooneysay joojinta mudaharaadyada lagu taageerayay falastiiniyiinta, xillia ay wali socdaan duqeymaha diyaaradaha Israa’iil ay ka gaysanayaan marinka Qasa

Mudaharaadkaas oo Laba maalmood ka hor, London lagu qabtay wuxuu ahaa dibadbaxii ugu ballaarnaa ee lagu taageerayo Falastiiniyiinta ee ka dhaca caalamka.

Ad
Previous articleDadka Jooga Goobaha ay Alshabaab Maamulaan oo dowlada Codsi usoo dirsaday
Next articleDowlada Somalia ahaa war ka soo saartay qarax ismiidaamin ah oo saaka ka dhacay xarunta Kuliyadii hore ee ciidamada Jaalle Siyaad

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here