Home Wararka Maanta Xog: Muxuu Maantay Madaxweyne Xasan Shiikh Baarlamaanka ka hor Sheegi Doonaa?

Xog: Muxuu Maantay Madaxweyne Xasan Shiikh Baarlamaanka ka hor Sheegi Doonaa?

0

Ilo ku dhow dhow Madaxtooyada Villa Somalia ayaa sheegaya in Madaxweyne Xasan Sheekh hadal jeedinta berri ee Baarlamaanka labada Aqal uu ku faah faahin doono heshiis dhinaca difaaca Badda ah oo Soomaaliya iyo Turkiga kala saxiixdeen.

Ilo wareedyada ayaa sheegaya in heshiiskan uu yahay muddo 10 sano ah oo Ciidamada Badda Turkiga ku howlgalayaan Badda Soomaaliya kuna difaaco doonaan.

Wasiirada Gaashaandhigga Soomaaliya iyo Turkiga ayaa 8-dii bishan Febraayo kala saxiixday heshiis istiraaji ah oo dhinaca Amniga ah.

Ad
Previous articleGolaha Wasiirada oo Beri loogu Yeeray Shir aan caadi ahayn.
Next articleSomaliland oo mar kale war cusub kasoo saartay heshiiska badda ee ay la gashay dowladda Itoobiya

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here