Home Wararka Maanta Golaha Wasiirada oo Beri loogu Yeeray Shir aan caadi ahayn.

Golaha Wasiirada oo Beri loogu Yeeray Shir aan caadi ahayn.

0

Golaha Wasiiradda Soomaaliya ayaa berri leh fadhi aan caadi aheyn, isla berrito fadhiga golaha baarlamaanka 11aad ayaa jira oo isna aan caadi aheyn,Madaxweynuhu ka hadli doona.

Sida ay xoguhu cadeynayaan golaha wasiiraddu, waxay go’aamin doonaan qorshe loogu yeeray Dibu habeynta Safaaradaha Soomaaliya ee ay dunida ku leedahay, waxaana albaabada loo laabi doonaa 7 Safaarado ama Qunsulo, sidaas oo kale shaqaale dhan 70 xubnood oo u badan Hal beel ayaa shaqooyinkooda laga qaadi doonaa, iyadoo qorshahan yeeray dhimid iyo dibu habeynta wasaaradda arrimaha dibada.

Ad
Previous articleHargeysa: Somaliland oo Sheegtay in Dowlada Federaalka ay Xireyso Garoomada ay Maamulaan
Next articleXog: Muxuu Maantay Madaxweyne Xasan Shiikh Baarlamaanka ka hor Sheegi Doonaa?

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here