Home Wararka Somaliya Xiritaanka Shirka Wadatashiga Doorashada oo u dhacay khamiista

Xiritaanka Shirka Wadatashiga Doorashada oo u dhacay khamiista

0

Shirka Golaha Wadatashiga Qaran ee Arrimaha Doorashooyinka oo laga gaaray natiijo wanaagsan, waxaana shirka la soo xiri doonaa maalinta Khamiista ah.

Waxaa shir gudoomiya Ra’isul wasaare Maxamed xuseen Rooble waxaana ka qeyb-galay Madaxda Galmudug, Hirshabelle, Jubbaland, Puntland iyo Konfur galbeed.

Waxaa la isku afgartay Heshiisyo Muhiim ah oo Khamiista la shaacin doono, waxaana ka mid ah in Heshiis laga gaaray Arimaha Gobalka Geddo, Guddiga doorashada dalka iyo kuraasta Goballada waqooyi

Ad
Previous articleShirka Afisyooni inta uu socday maxaa diirada Lagu saaray ?
Next articleMadaxweynaha Galmudug oo la kulmay Safiirka Midowga Yurub u fadhiya Soomaaliya {SAWIRO}

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here