Home Wararka Somaliya Xiriir Nuucee ah ayaa ka dhaxeeya hada Raisal Wasaare Rooble iyo Mudane...

Xiriir Nuucee ah ayaa ka dhaxeeya hada Raisal Wasaare Rooble iyo Mudane Farmaajo

0

Warar lagu kalsoonaan karo oo laga helayo dhanka madaxtooyada Somaliya ayaa muujinaya in xiriirka ka dhexeeya Raisal Wasaare Rooble iyo Madaxweyne Farmaajo uu yahay mid aanan awood badneyn marka la eego xaalada hada lagu jiro.

Raisal Wasaare Rooble ayaa sida wararka sheegayaan waxa uu qaatay in uu xaalada dhex dhexaad ka noqdo isla markana uu toos uga boxo garabka Farmaajo taasi oo dhabar jab ku noqoneyso xaalada Madaxweynaha.

arinta ugu weyn ee keentay mugdiga labada dhinac ayaana ah go’anka sii adkaanayo ee Dalka iyo in mudo kororsi aysan macquul aheyn xiligan.

isku day walbo ee Garabka Farmaajo ku wajahaan Rooble ayaanan macquul aheyn xiligan waxana arinta ay u muuqataa mid ku soo biyo shubaneysa in Farmaajo uu ogolaado xaalada hada taagan.

Mudug24 Muqdisho

Ad
Previous articleDowladda Mareykanka oo Soomaaliya ku soo rogtay Cunaqabateyn Dhaqaale
Next articleMadaxweynihii Hore ee Soomaaliya Sheekh Shariif oo dalka dib ugu soo laabtay

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here