Home Wararka Maanta Xiliga La maxakamadaynaayo Sayid Caligii Xaaskiisa Ku gubay Muqdisho oo la Shaaciyay

Xiliga La maxakamadaynaayo Sayid Caligii Xaaskiisa Ku gubay Muqdisho oo la Shaaciyay

0

Maxkamadda Gobalka Banaadir ayaa maalinta Arbacada ah oo ay Taariikdu tahy 21/02/2024 u mudeysay dhageysiga dacwadda Sayidcali Macallin oo loo haysto dilka dilka xaaskiisa Luul Cabdicasiis.

Xeer Ilaaiye ku xigeenka guud ee qaranka Yahye Maxamuud saciid iyo kaaliyahiisa oo in mudo ah shaqaynaayay dacwada Ninka xaaskiisa gubay ayaa kiiskaan gacanta ku haya.

Ad
Previous articleWararkii ugu Danbeeyey Maanta iyo Golaha Shacabka
Next articleItaly: Maxkamada Sare ee Dalkaasi oo kasoo horjeesatay dib u celinta Qaxootiga

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here