Home Wararka Maanta Wararkii ugu Danbeeyey Maanta iyo Golaha Shacabka

Wararkii ugu Danbeeyey Maanta iyo Golaha Shacabka

0

Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Xildhibaan Shariif Sheikh Axmed ayaa maanta ka hadli doona kulanka Golaha Shacabka ee looga doodayo arrimaha dhameystirka iyo wax ka bedelka Dastuurka oo walaac weyn laga qabo sida dowladdu u wado wax ka bedelka Dastuurka oo qorshihiisa ugu weyn uu yahay in nidaamka Madaxtinimada dalka wax looga bedelo oo ah mid aan loo dhameyn, taasoo loo arko mid dalka u horseedi karta kala qeybsanaan iyo xukun dheereysi.

Shariif Sheikh Axmed oo ahaa Madaxweynihii waqtigiisa sameeyay Dastuurkan KMG ee dalka looga saaray marxaladii dowladdii KMG ee kaddib lagu soo doortay illaa saddex dowladood, dalkana ka hirgelisay hannaan xasillooni iyo in si nabad ah xukunka isugu bedelaan illaa afar Madaxweyne.

Ad
Previous articleDowlada Itoobiya Oo Ka Hadashay Wixii lagu Sameeyey Xasan Shiikh Maalmihii uu ku sugnaa Adisababa
Next articleXiliga La maxakamadaynaayo Sayid Caligii Xaaskiisa Ku gubay Muqdisho oo la Shaaciyay

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here