Home Wararka Maanta Xildhibaandii Ugu Badnaa oo Ka Horyimid Qorshihii Xasan shiikh ee Dastuurka

Xildhibaandii Ugu Badnaa oo Ka Horyimid Qorshihii Xasan shiikh ee Dastuurka

0

Illaa 71 xubnood oo isugu jira Xildhibaano iyo Senatar ayaa qoraal ay wadajir usoo saareen ku qaadacay hannaanka dib u eegista iyo wax ka bedelka Dastuurka oo dooddiisa ka socoto Baarlamaanka labada Aqal.

Xubnahan oo ay ku jiraan Madaxweynayaal hore ayaa sheegay in aan la raacin xeerarkii iyo habraacii lagu ansixin lahaa dib u eegista dastuurka, sidoo kalana hoggaanka Baarlamaanka uu si bareer ah u jebiyay xeer hoosaadyada iyo habraacan loo marayay dib u eegista Dastuurka.

Qoraalkan ay wadajirka u soo saareen xubnahan ayaa ku soo aaday, iyadoo todobaadka soo socdo lagu wado in la ansixiyo Wax ka bedelka Dastuurka.

Ad
Previous articleWar Deg Deg ah: Iskuday lagu Afganbinaayay abiya Axmed oo Fashilmay
Next articleXildhibaan Cabdiraxman Cabdishakuur” guddoonka Baarlamaanka ee danaha yar dhaafsiisanaya sumcadda iyo kalsoonida Baarlamaanka Way ka Qoomamayn Doonaan”