Home Wararka Somaliya Galmudug Xildhibaanada Beesha Ceyr oo Booqday Ciidamada Xoreeyey Bulacle(Sawiro)

Xildhibaanada Beesha Ceyr oo Booqday Ciidamada Xoreeyey Bulacle(Sawiro)

0

Xildhibaano ka tirsan labada gole ee BFS ayaa maanta booqday ciidamada Xoogga dalka iyo kuwa difaaca shacabka ee dhawaan xoreeyay deegaanka Bulacle ee gobolka Galguduud.

Mas’uuliyiinta ayaa ciidamada gaarsiiyay deeq iyo agab ay isticmaalayaan muddada ay halganka ku jiraan.

Xildhibaanadaan oo Kasoo jeeday Xildhibaanada Beesha Cayr Ku matala labada aqal ayaa Dhiiri galin ugu Tagay Ciidamada Deegaanka ee Mudo Todobaad ah ku sugan Bulacle.

Ciidamadaan ayaana Sugaaya Amar ah inay U jihaystaan Dhanka Ceelbuur oo U jirta Wax ka Yar 40 Km.

Ad
Previous articleDabaq kale oo laga dhisayay magaalada Muqdisho oo Soo Dumay iyo Dhimasho iyo Dhaawac ka Dhashay
Next articlePuntland oo eedayn layaab leh u jeedisay Madaxweyne Xasan Shiikh

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here