Xildhibaano ka tirsan labada gole ee BFS ayaa maanta booqday ciidamada Xoogga dalka iyo kuwa difaaca shacabka ee dhawaan xoreeyay deegaanka Bulacle ee gobolka Galguduud.
Mas’uuliyiinta ayaa ciidamada gaarsiiyay deeq iyo agab ay isticmaalayaan muddada ay halganka ku jiraan.
Xildhibaanadaan oo Kasoo jeeday Xildhibaanada Beesha Cayr Ku matala labada aqal ayaa Dhiiri galin ugu Tagay Ciidamada Deegaanka ee Mudo Todobaad ah ku sugan Bulacle.
Ciidamadaan ayaana Sugaaya Amar ah inay U jihaystaan Dhanka Ceelbuur oo U jirta Wax ka Yar 40 Km.
Ad