Weerarka ka dhacay Daaru-salaam ayaa ku dhacay hubanti la’aan waxaana qaab aan la hubin Lagu weeraray dadka Deegaanka.
Xildhibaan Cismaan Xaadoole ayaa ka dalbaday Saraakiishii gaartay Goobta uu Dagaalku ka dhacay in Ciidamada laga soo saaro ka dibna lagu soo wareejiyo hub iyo gaadiid Goobta laga soo watay.
Qaabka uu ku dhacay weerarka ayay leeyihiin Xildhibaano iyo Saraakiil ciidan waa mid la siyaasadeeyay hubanti la’aana ku dhacay
Ad