Home Wararka Somaliya Galmudug Xildhibaan Musharax C/Raxmaan odawaa oo Gaaray Magaalada Gaalkacyo(Sawiro)

Xildhibaan Musharax C/Raxmaan odawaa oo Gaaray Magaalada Gaalkacyo(Sawiro)

0

Xildhibaan C/raxmaan Maxamed Xuseen Odawaa ayaa maanta si diiran loogu soo dhoweeyay magaalada Gaalkacyo, halkaasoo uu yaallo kursiga #HOP069 oo doorashadiisa ay ka dhaceyso.

 

Xildhibaan Odowaa ayaa ka mid ahaa xildhibaannadii ugu Saameynta badnaa Baarlamaanka 10aad, iyada oo lagu xusuusto sida weyn uu uga horyimid dhiibidii Qalbi Dhagax iyo diidmadii Muddo kororsigii labada sano.

Ad
Previous articleAmaanka magaalada Baladweyne oo aad loo adkeeyey Xili Fahad Yaasiin ku Wajahanyahay
Next articleDeg Deg Qarax Ismiidaamin ah oo Ka Dhacay Baladweyne

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here