Xildhibaan C/raxmaan Maxamed Xuseen Odawaa ayaa maanta si diiran loogu soo dhoweeyay magaalada Gaalkacyo, halkaasoo uu yaallo kursiga #HOP069 oo doorashadiisa ay ka dhaceyso.
Xildhibaan Odowaa ayaa ka mid ahaa xildhibaannadii ugu Saameynta badnaa Baarlamaanka 10aad, iyada oo lagu xusuusto sida weyn uu uga horyimid dhiibidii Qalbi Dhagax iyo diidmadii Muddo kororsigii labada sano.
Ad