Home Wararka Maanta Xildhibaan Mahad salaad oo Qeexay Cidii dishay ikraan Tahliil

Xildhibaan Mahad salaad oo Qeexay Cidii dishay ikraan Tahliil

0

Xildhibaan Mahad Maxamed Salaad oo ka jawaab caliyay War Lagu baahiyay Warbaahinta Dowladda ee ahaa in Gabar in Mudda ah La raadinayay Ay Alshabaab dileen ayaa yiri.

“Al-Shabaabka Fahad Yaasiin sheegay in ay dileen Ikraan Tahliil waa ISAGA. Isagaa dilay, duugayna Ikraan Tahliil. Ehelada Ikraan waxaan kula talinayaa in ay furtaan gal dacwadeed Fahad ka dhan ah. RW Maxamed Xuseen Rooble waxaan kula talinayaa in uu xilka ka qaado ninkaas dambiilaha ah, dalkana in uu ka baxo aan loo oggolaanin si Maxkamad loo soo taago!”

Mahad Salaad ayaa sheegay in Ikraan Tahlil aysan dilin Alshabaab balse dilkoodu uu ka dambeeyo Hay’adda Nabad Sugida Fahad yaasiin.

Ad
Previous articleWaa Tuma Ikaraan Tahliil? Gabadhii Geerideeda La xaqiijiyay In AL Shabaab u gacan Gashay kadibna dileen.
Next articleHooyada dhashay Ikraan Tahliil oo sheegtay in gabadheeda ay ku maqantahay gacanta NISA

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here