Home Wararka Somaliya Xildhibaan ku Dhaawacmay Dagaalka kasocda Degmada Guriceel iyo Dad Shacab oo Ku...

Xildhibaan ku Dhaawacmay Dagaalka kasocda Degmada Guriceel iyo Dad Shacab oo Ku geeriyooday(Sawiro)

0

Dagaalka Guriceel ka Socda ee u dhaxeeya Booliska Degmada iyo ciidamada Gorgor waxaa dhawac kasoo garay xildhibaan xasan Afyare oo dadaal xoogan ugu jiray Sidii Xabada loo joojin lahaaa, labada dhinacna loo kala qaadi lahaaa.

Dr Yusra Cabdullahi axmed oo mar dhow ka Qalinjabissy jaamacad  iyo Sadiiq Xaashi Indha Buur ayaa ku dhimatay iyo Sadiiq Xaashi Indha Buu Dagaalka ka socda GURICEL ee u dhexeeya booliska iyo Gorgor

Muddo labo isbuuc gudaheed waxaa Dhuusamareeb iyo Guriceel ka dhacay dagaal u dhaxeeya ciidamada Booliiska Galmudug iyo kuwa Gorgor.

 

 

 

Ad
Previous articleMaamulka Gobalka Banaadir oo diiday in Banaanbax Lagu qabto Muqdisho
Next articleSafiirka Imaaraadka Carabta oo Ka Qayb Galaaya Shirka Golaha Wadatashi qaran(Sawiro)

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here