Home Wararka Maanta Safiirka Imaaraadka Carabta oo Ka Qayb Galaaya Shirka Golaha Wadatashi qaran(Sawiro)

Safiirka Imaaraadka Carabta oo Ka Qayb Galaaya Shirka Golaha Wadatashi qaran(Sawiro)

0

Safiirka Imaaraadka Carabta oo kulamadii Beesha Caalamka ka maqnaa oo ka qeyb galay shirka Golaha Wadatashiga Qaran ee hadda uga socda Teendhada Afisyooni.

Safiirka Qatar ayaa ahaa Safiirka kaliya ee wadamada Khaliijka ee shirarkii hore ka qeyb geli jiray intii uu xumaa xiriirka Soomaaliya iyo Imaaraadka.

Ad
Previous articleXildhibaan ku Dhaawacmay Dagaalka kasocda Degmada Guriceel iyo Dad Shacab oo Ku geeriyooday(Sawiro)
Next articleDeg Deg Warmurtiyeed laga Soo Saaray Shirkii Golaha Wadatashi Qaran ee Muqdisho Ka Socday

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here