Alle ha u naxariistee waxaa Magaalada Paris ee Dalka Faransiiska ku geeriyooday Professor Maxamed Cabdi Maxamed ( Gaandi) oo xilal kala duwan ka soo qabtay Dowladihii Dalka Soomaray
Professor Gaandi, wuxuu katirsanaa golaha Shacabka ee Dowladda Federaalka Soomaaliya, waxaana la shaaciyay Geeridiisa.
Gaandi ayaa ka mid ahaa Siyaasiinta Mucaaradka ah ee Dowladda Ka soo Horjeeda,waxuuna xubin sare ka ahaa Madasha xisbiyada qaran.
Ad