Home Wararka Somaliya Galmudug Xiisad Xoogan oo Saakay ka taagan Garoonka Diyaaradaha Magaalada Dhuusamareeb

Xiisad Xoogan oo Saakay ka taagan Garoonka Diyaaradaha Magaalada Dhuusamareeb

0

Xiisad ka dhalatay Muran Dhul ayaa ka taagan Aaga Garoonka Diyaaradaha Dhusamareb taasoo Mudaba soo jiitamaysay.

Dadka Deegaanka oo Halkaasi Goofaf ku leh iyo Maamulka Galmudug ayaa Xiisadani ka dhexeysaa Maamulka ayaana horay isugu dayey inuu Dhulkan la wareego balse waxaa diiday Dadka Deegaanka ee Dhul Halkaasi ku le.

Marar badan ayaa la isku dayey in Arintaan Dhulka la xaliyo balse ma suuragalin Madaxtooyada ayaa Odayaasha ku balamisay in Arintan la galayo Marka Madaxwaynaha Galmudug uu Gaalkacyo ka yimaado.

 

Ad
Previous articleDoorashadii Taalay Magaalada Kismaayo oo Maantay la Soo Gabgabaynaayo
Next articleCabdinuur Cabdullahi Warsame oo lagu Dilay Muqdisho iyo Faahfahin kasoo Baxaysa Dilkiisa

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here