Home Wararka Maanta Cabdinuur Cabdullahi Warsame oo lagu Dilay Muqdisho iyo Faahfahin kasoo Baxaysa Dilkiisa

Cabdinuur Cabdullahi Warsame oo lagu Dilay Muqdisho iyo Faahfahin kasoo Baxaysa Dilkiisa

0

Faah faahino kala duwan ayaa kasoo baxaya dil xalay ka Dhacay Degmada Warta Nabada oo ka tirsan  magaalada Muqdisho ee caasimada dalka.

Dilkaaan oo ka dhacay degmada Warta Nabadda ayaa waxaa loo geystay wiil dhalinyaro ah oo lagu magacaabi jiray, Cabdinuur Cabdullaahi Warsame.

Marxuumka ayaa waxaa kooxo hubeysan ay ku dileen afaafka hore ee gurigiisa, waxaana la sheegay in raggaasi ay ahaayeen burcad taleefoon ka dhaceysay wiilka geeriyooday.

Ad
Previous articleXiisad Xoogan oo Saakay ka taagan Garoonka Diyaaradaha Magaalada Dhuusamareeb
Next articleTurkiga oo 3 Qodob ka Faaiday Dagaalka Ruushu ku Qaaday Ukrain

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here