Home Wararka Maanta Xasan Shiikh oo Gaaray Dalka Eriteeriya Xili Wali Ciidamo Soomaali ah Dalkaas...

Xasan Shiikh oo Gaaray Dalka Eriteeriya Xili Wali Ciidamo Soomaali ah Dalkaas ku maqanyihiin(Sawiro)

0

Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh ayaa goordhow gaaray magaalada Asmara ee dalka Eritrea, halkaasoo uga bilaabatay booqasho labo cisho maalin ah.

Madaxweynaha Eritrea Isaias Afwerki ayaa ku soo dhoweeyay garoonka diyaaradaha, waa booqashadii 3aad oo Madaxweyne Xasan Sheekh ku tago Eritrea 10 bilood oo Xafiiska uu joogo, waxaana isaga iyo Isaias ka wada hadli doonaan, xoojinta xiriirka, arrimaha gobolka, waxaana dEritrea tababar uga socda kumanaan Ciidamo ah oo dhowaan loo qaaday, iyadoo bilo ka hor qeybo ka mid ah ciidamadii muddada sanadaha dalkaas tababarka ku soo qaatay ay dalka dib ugu soo laabteen.

Ad
Previous articleMasaajida Magaalada Gaalkacyo oo lagu Soo Rogay Awaamiir Culus kadib Dilal Badan oo La dhacay Halkaas
Next articleKooxda Chelsea oo shaacisay go’aan ay ku Farxeen soona dhoweeyeen Muslimiinta UK

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here