Home Wararka Maanta Xasan Cabdiqaadir Ibraahim oo la Dilay iyo Ragii Dilay oo lasoo Qabtay(Sawiro)

Xasan Cabdiqaadir Ibraahim oo la Dilay iyo Ragii Dilay oo lasoo Qabtay(Sawiro)

0

Abaare 16:15 daqiiqo Ciidanka Booliiska Soomaaliyeed Saldhigga Booliiska deegaanka Garasbaaley, Waxeey gacanta kusoo dhigeen shabakad ka kooban 4-dhalinyaro ah kuwaas oo dilay Marxuum Xasan Cabdiqaadir Ibraahim oo ka tirsan CXDS.

Dilka kadib Ciidanka Booliiska Soomaaliyeed oo sameeyay ka dabatag ayaa gacanta kusoo dhigay shabakadan oo watay Mooto iyo Laba Bastooladood oo ay dilka ku geesteen. Shabakadaan gacanta lagu soo dhigay ayaa waxaa la horgeyn doonaa Maxkamadda.

Ad
Previous articleHaramcad Iyo NISA oo Howlgal Culus ku Qaaday Alshabaab
Next articleAbwaankii Ilaahay ku baryay maansada iyo jawaabtii rasmiga ahayd ee uu rabbigiis ka helay

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here