Home Wararka Maanta Xarunta Golaha Shacabka oo laga soo sheegayo Buuq iyo Xaalada Kacsanaan ah

Xarunta Golaha Shacabka oo laga soo sheegayo Buuq iyo Xaalada Kacsanaan ah

0

Buuq iyo sawaxan ayaa is qabsaday Xarunta Golaha Shacabka ee Villa Hargeysa oo ay manta kulankoodii 1aad ku yeelanayaan Xildhibaanada Cusub ee Baarlamaanka 11aad tan iyo markii la doortay Guddoonka.

Arrinta ayaa ka dambeysay kadib markii sida la sheegay ay xarunta galeen Xildhibaaanno gaaray 32 Xildhibaan oo laga soo doortay Ceel-waaq iyo Garbahaarrey,kuwaasi oo doorashadoodu markii  horeba ahayd is-bar-bar yaac.

Muuqaallo iyo sawirro lasoo qaaday ayaa waxaa ay muujinayaa xaaald kacsanaan ah oo ka taagan xarunta, waxaana labada dhinac, midba mid ka kale uu ku eedeynaaa inuusan sharci kusoo bxin.

Fadhiga maanta ayaa ahaa kii ugu horreeyay ee Golaha Shacabka, tan iyo markii la doortay Guddoonka Cusub ee Baarlamaanka,waxaana qorshuhu ahaa in Maanta diiradda la saaro Ajendayaal ay ka mid yihiin:

1 – Hadal jeedinta Cabdisalaan Axmed Dhabancad oo ahaa Gudoomiyihii KMG ee Golaha Shacabka.

2 – Hadal jeedinta iyo xil-wareejinta Maxamed Mursal Sheekh Cabdiraxmaan oo ahaa Gudoomiyihii Golaha Shacabka ee Baarlamaankii 10-aad.

3 – Hadal jeedinta Sheekh Aadan Madoobe Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka 11-

Madaxweyne Galmudug oo ku baaqay in loo Midoobo Dhameestirka Kooxda Shabaab

Madaxweynaha Galmudug Axmed Cabdi Kaariye Qoor qoor oo la hadlaayay Shacabka Magaalada Dhuusamareeb ayaa sheegay in Al shabaab ay marayaan waqtiyadoodi ugu dambeeyay kaliya loo baahan yahay in loo midoobo

NISA oo faah faahin ka bixisay duqeymo 24 kii saac ee lasoo dhaafay ka dhacay Shabeelooyinka

War ay soo saartay Hay'adda NISA ayaa lagu sheegay in Howlgal duqeyn ah oo ay iska kaashadeen Ciidamada Hay'adda Sirdoonka iyo Nabadsugidda Qaranka ee NISA, iyo Ciidamada Xoogga dalka ay

Dowladaha Itoobiya iyo Israa’iil oo iska Caawinaya la dagaalanka Al-Shabaab iyo Xuutiyiinta

Dowladda Israa’iil ayaa Itoobiya ka codsatay inay iskaashi ka sameeyaan la dagaalanka argagixisada Bariga Dhexe iyo Afrika, iyagoo argagixisada ku tilmaamay cadow ay wadaagaan labada dal. Shir jaraa’id oo ay

Nin Qof Shacab ah Dilay oo lagu Qabtay Magaalada Hargeysa

Booliiska Somaliland ayaa Khamiistii soo qabtay nin lagu eedeynayo inuu qof kale ku dilay degmada Maxamed Mooge ee magaalada Hargeysa. Qoraal lagu baahiyay barta Facebook ee Ciidanka Booliiska ayaa lagu

Maxmada Garoowe oo Xukuntay Nin Garaacay Wiil yar oo Ajanabi Ah

Maxkamadda Darajada 1aad ee gobolka Nugaal ee maamulka Puntland, ayaa maanta xukun adag oo xabsi ah ku riday nin oday ah oo lagu eedeeyay in si sharcidarro ah suuq dhaxdiisa
Ad
Previous articleQM oo shaacisay Tiradii ugu Badnayd oo Tahriibayaal ah ku dhinteen marinada Yurub
Next articleMaxay tahay sababta ay Dowladda Canada ugu raad joogtay ninkan Soomaaliga ee ay Duldhigtay $250.000 oo Doolar??