Home Wararka Somaliya Xarumaha shirkada Golis ee Galkacyo oo Albaabada Loo laabay

Xarumaha shirkada Golis ee Galkacyo oo Albaabada Loo laabay

0

Ciidamo uu amray Taliyaha Qaybta Booliska Gobalka Mudug Muumin Cabdi Shire ayaa waxa ay xireen dhamaan Xarumaha Shirkadda isgaarsiinta Golis ee Magaalada Gaalkacyo

Maamulka Shirkada Golis oo aan la Xiriirnay ayaa waxa ay nooshegeen in aysan jirin wax Canshuur ah oo lagu leeyahay Shirkada Golis Sababta ka dambeysana in la xiro Xarumaha Golis Gaalkacyo aysan garaneen.

Waxaa xiran dhamaan Xarumaha Shirkada Golis ay Ku leedahay Magaalada Galkacyo ee Gobalka Mudug, Mana jiro wax war ah oo ka soobaxay Maamulka Magaalada iyo sidoo kale Taliska Boliiska.

Ad
Previous articleAlshabaab oo Sheegtay Masuuliyada dil xalay ka dhacay Galkacyo
Next articletitle 3

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here