Home Wararka Maanta Xamaas maxey ka tiri heshiiska xabad joojinta?

Xamaas maxey ka tiri heshiiska xabad joojinta?

0

Xamaas ayaa sheegtay in xabbad joojintu ay sii socon doonto maalin kale

Xamaas ayaa sheegtay inay aqbashay inay kordhiso xabbad joojinta kala dhaxeysa Israa’iil maalintii toddobaad, sida ay ku warrantay wakaaladda wararka ee Reuters.

Arrintan ayaa timid kadib markii ciidamada difaaca Israa’iil ay sheegeen in xabbad joojinta ay sii socon doonto, iyadoo aan la cayimin inta ay le’eg tahay.

Ad
Previous articleXildhibaan Maxamed Abuukar Islow oo farriin u diray Xasan Sheekh, mucaaradka iyo xildhibaanada
Next articleXaliimo: Cali waxa uu ahaa nin naxariis badan oo gacan furan balse xanuunkan oo aan xamili waayay dartiisa ayaan iskaga furay

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here