Home Wararka Somaliya Xaalad adag oo Deg Deg ah ayaa ka jirta Wadanka Guinea

Xaalad adag oo Deg Deg ah ayaa ka jirta Wadanka Guinea

0

Wararka ka imanaya dalka Guinea, ayaa sheegaya in wali ay ka socdaan xabado xoogan oo la is weydaar sanayo agagaarka qasriga madaxtooyada ee caasimadda, Conakry, ciidanka Amniga ay baahiyeen Muuqaalka Madaxweynihii dalkaasi oo ay qabteen.

Wali si rasmi ah looma xaqiijin karo in Afgambi toos ah uu ka dhacay dalka.

Dadka deegaanka ayaa sheegaya in askartu ay gaaf wareegayaan dhabbooyinka, iyagoo xirey buundada ama bridge-ka kaliya ee ku xirayey Kaloum qeybaha kale ee magaalada.

Sanadkii hore, dad tirto badan ayaa lagu diley mar ay dhigayeen bannaan bax ay ugga soo horjeedaan Madaxweynaha Guinea, Alpha Conte, ka gadaal markii uu ku sameeyey is badal dastuurka, kaasoo dhaliyey buuq weyn, iyadoo uggu danbeyntiina uu ku guuleystay xili saddexaad xafiiska madaxtooyada.

Ad
Previous articleGuddiga xalinta Khilaafaadka Doorashada oo Gudoomiye cusub doortay
Next articleFahad yaasiin oo u soo jawaabay Ra’isul Wasaare Rooble

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here