Home Wararka Maanta Wiilal Soomaali ah oo dhawaan galay Canada oo ku dhintay shil baabuur

Wiilal Soomaali ah oo dhawaan galay Canada oo ku dhintay shil baabuur

0

Gobolka Alberta ee dalka Canada waxaa ka dhacay shil baabuur oo uu ku dhintay hal wiil oo Soomali ah halka laba kalena uu dhaawac ka soo gaaray, kuwaas oo haatan lagu dabiibayo isbitaal.

Laba kamid ah wiilasha ku waxyeeloobay shilka ayaa todobaadyo un ka hor galay dalkaasi.

Wiilka dhintay ayaa magacisu yahay Muxumed Muuse Muxumed labada dhaawacu soo gaaray ayaa kala ah Maxamed Xassan Ibraahim iyo Mustaf Cismaan Maxamed.

Wiilasha ayaa ka baxay magaalada Calgary ee gobolka Alberta waxayna ku sii jeedeen magaalo kale oo ku taala isla gobolkaas ka hor intaysan shilka galin.

Ad
Previous articleWararkii Ugu Danbeeyey ninkii Soomaaliga ahaa ee xaaskiisa ku Dilay hoteelka ay u dalxiis tageen ee ku yaala Turkiga kana Hadlay Sababta uu u Dilay
Next articleCabdiraxman Cabdishakur Oo nasiib darro ku tilmaamay dhaqan ay ka siman yihiin inta badan madaxda Soomaalida

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here