Cabdismad Macalin Maxamuud oo uu dhalay hogaamiyaha Ahlusuna Macalin Maxamuud ayaa ku soo baxay tartanka kursiga Hop 139 ee doorashadiisa ay ka dhacday Dhuusomareeb.
Cabdisamad ayaa horey waxaa uso noqday Wasiirka Arrimaha Gudaha DF, iyo safiiir ufadhiyay Dowladda Somaaliya Itoobiyo.
Soo Bixitaanka Cabdisanad ayaa Lagu Sheegay in Wadahal Dhexmaray QoorQoor iyo Gudoomiyaha Ahkusuna Waljamaaca Macalin Maxamuud uu Ka Danbeeyey in Loo Xiro Kursiga HOP139 oo uu Maantay Ku Guulaystay.
Waa Kursigii Ugu Horeeyey ee Saakay lagu DoortayvDhuusamareeb oo Goordhow Ka Bilaabatay Doorashada 4 Kursi oo Maantay Galmudug Lagu Dooranaayo.
Ad