Home Wararka Somaliya Galmudug Weriye Tooxoow oo Gurceel Lagu xiray

Weriye Tooxoow oo Gurceel Lagu xiray

0

Taliyaha booliska degmada Guriceel dhamme Cusmaan Cali Hudey ayaa caawa xabsiga dhigay Wariye Maxamed Cabdi wali Tooxow oo ka mid ahaa suxufiyiinta ka howlgala deganada Galmudug, kadib Markii uu ugu wacay in uu wareysi ka qaado asaga .

Xariga Wariye Tooxow ayuu Taliye Cismaan u cuskaday soo tabintii wararkii la xariiray Hugaankii Ahlusunna ee Dhawaan Guriceel isaga baxay.

Afartii Maalin ee la Soo dhaafay ayuu weriye Tooxoow ka mid ahaa raga Suxufiyiinta ah ee wararka ka soo tabiya Gurceel, waxaana Loo xiray Taageerada Ahlusuna Waljameeca.

Ad
Previous articleMadaxweyne Farmaajo oo xeer ka Soo saaray Dhulalka Danta Guud
Next articleAMISOM oo Beenisay ay ka qeyb qaadatay Dagaalkii Gurceel

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here