Home Wararka Somaliya Waxaa socdo dadaalo lagu xalinayo khilaafka hareeyay Guddiga doorashada Goballada waqooyi

Waxaa socdo dadaalo lagu xalinayo khilaafka hareeyay Guddiga doorashada Goballada waqooyi

0
Waxaa socda dadaalo lagu xalinayo khilaafka ka taagan Hoggaanka Guddiga doorashada Somaliland oo ay isku hayaan labada garab ee ay kala hoggaaminayaan Mahdi Guuleed iyo Cabdi Xaashi.
Dadaalada la wado ayaa ka mid ah in labada dhinac ay kala qaataan Guddoomiye iyo Kuxigeen, inkastoo aan weli aqbalaad rasmi ah laga helin labada dhinac, inkastoo Xafiiska Ra’iisul Wasaaraha ku howlan yahay in arrinta la dhameeyo illaa maanta duhurkii.
afar ka mid ah Guddiga doorashada Somaliland ee ka yimid dhinaca Cabdi Xaashi ayaa xalay diiday inay ka qeyb galaan doorshada Hoggaanka Guddiga oo maanta lagu waday inay ka dhacdo Afisyooni.
Ad
Previous articleMadaxweynaha Galmudug oo Shahaadooyin Gudoonsiiyay Ardaydii Kaalmaha Ka galay imtixaanka Dowladda (Sawiro)
Next articleMareykanka oo Liiska Argagixisada ku daray Xubna sare oo ka Tirsan Alshabaab

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here