Wasiirkii hore ee Arrimaha Dibedda Soomaaliya, Maxamed Cabdirisaaq Maxamuud ayaa maanta soo gaaray magaalada Gaalkacyo, waxaana si balaaran loogu soo dhaweeyay garoonka diyaaradaha.
Maxamed Cabdirisaaq Maxamuud ayaa hadda ah Musharrax u taagan Xildhibaan ka tirsan Golaha Shacabka ayaa soo dhawayntiisa waxaa ka qayb galay qaybaha kala duwan ee bulshadda.
Dhawaan Ayaa xilka laga qaaday Wasiir c/risaaq waxuuna Hadda ka mid yahay Musharaxiinta doonaya Kuraasta Golaha Shacabka JFS.
Ad