Home Wararka Somaliya Galmudug Wasiirka Amniga Soomaaliya oo Xariga Ka Jaray Saldhig laga dhisay Dhuusamreeb(Sawiro)

Wasiirka Amniga Soomaaliya oo Xariga Ka Jaray Saldhig laga dhisay Dhuusamreeb(Sawiro)

0

Dowladda Galmudug ayaa si rasmi ah u howlgalisey dhismaha cusub ee Saldhiga Dhuusamareeb oo qayb ka ah afar saldhig oo la dhisey, si sare loogu qaado howsha Booliiska State-ku u hayo shacabka.

Masuuliyiin ay ka mid yihiin Wasiirka Amniga Dowladda Federalka soomaaliya mudane cabdullahi Sheekh Ismaciil (Fartaag), wasiirka amniga Galmudug Maxamed cabdi aadan Gaboobe, taliye Kuxigeenka Booliiska Soomaaliya gen kaniif iyo taliyaha qaybta Guud ee Booliiska Galmudug Col. Khaliif Cabdulle Maalin ayaa ka qayb galey munaasabada furitaanka dhismaha cusub iyo casriyeenta saldhigan.

Ad
Previous articleyaa Hogaamin Doonaa Iiraan Kadib Geerida Madaxweynahoode oo goordhow lagu dhawaaqay
Next articleXamaas oo Ka hadashay Geerida Madaxweynihii Iiraan oo Garabkooda Taagnaa