Home Wararka Somaliya Galmudug Wasiirka Amniga Galmudug oo iscasilay

Wasiirka Amniga Galmudug oo iscasilay

0

Wasiirka Amniga maamulka Galmudug Axmed Macalin Fiqi ayaa ku dhawaaqay in uu iscasilay ka dib markii Madaxweynaha Galmudug iyo isaga ay isku fahmi waayeen in xaalad dagaal lagu wajaho ciidanka Ahlusunna.

Waxaa uu sheegay Wasiir Fiqi in aysan marnaba aqbali doonin in xaalad dagaal lagu wajaho culimada Ahlusunna.

Wasiir Fiqi, ayaa sheegay in Madaxweynaha Galmudug, uu jidkii Nabadda ka doortay dagaal lagu wajaho Ahlusunna, isagoo adeegsanaya ciidamada Soomaliya
Ad
Previous articleMid ka mid ah dadkii Laascaanood Laga Soo Masaafuriyay oo Galkacyo ku geeriyooday
Next articleYaa badali doona Wasiirkii Amniga Galmudug ?

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here