Home Wararka Caalamka Wasiiradda arimaha dibada Biljimka ayaa isaga tagtay xilkeedii si ay u dareyeesho...

Wasiiradda arimaha dibada Biljimka ayaa isaga tagtay xilkeedii si ay u dareyeesho ninkeeda

0

Wasiirka arimaha dibada Biljimka Sophie Willems ayaa xilkeedii si kumeel gaar ah isaga tagtay si ay u daryeesho ninkeeda oo la ildaran xanuunka kansarka.

Willems oo sidoo kale ah ra’iisul wasaare ku xigeenka wadanka ayaa qaadatay fasax ilaa iyo dhamaadka xagaaga soo socda oo ay qoyskeedu fiirin doonaan sida uu xaalku noqdo.

Waxay sheegtay in ay xilka isaga tagtay kadib markii uu ra’iisul wasaaruhu si buuxda ula tashaday xisbigiisa. Ra’iisul wasaaraha Biljimka Alexandre de Croo ayaa yiri: “go’aanka ay qaadatay wasiir Willems waa midkii loogu xushmada badnaa”.

De Croo aya aintaas ku daray in wasiiradu aysan si rasmi ah isaga caslineynin xilka dawlada, balse awoodahaheeda si kumeel gaar loogu wareejindoono wasaarado kale.

Gabadhan ayaa hore u soo qabatay jagada ra’iisul wasaaraha intii u dhaxaysay 2019 iyo 2020waxayna guursatay ninkeeda Chris Stone oo u dhashay dalka Australia sanadkii 2009 kii

Gudoomiyaha Barlamaanka oo diiday Mooshin xil ka qaadista xildhibaan Abiib

Kulankii Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ee maanta qabsoomay ayaa kusoo dhammaaday buuq iyo natiijo la’aan, kaddib markii xildhibaanno kasoo horjeeda go’aankii xubinnimada looga qaaday Xildhibaan Cabdullaahi Xaashi Abiib ay horgeeyeen mooshin

Dagaalyahano ka tirsan Kooxda Shabaab oo buux Dhaafiyay Miiga Magaalada Baydhabo o

Maleeshiyaad aad u hubeysan oo ka tirsan kooxda Al-Shabaab ayaa maanta mar kale lagu arkay miyiga ku xeeran magaalada Baydhabo ee gobolka Bay sida ay sheegayaan dadka deegaanka iyo qaar

Puntland oo sheegtay in Togga Miiraale ay ka Sifeesay Kooxda Daacish

Ciidamada  Puntland ayaa shalay hawlgal ballaaran ka fuliyey dooxada Miraale, halkaas oo ay ku dileen dagaalamaayal ka tirsan kooxda Daacish oo halkaas ku dhuumaalaysanayey muddo dheer. War kooban oo kasoo

Dowlada Maraykanka oo shan milyan oo dollar ku raadinaya xogta haweeney Soomaaliyeed oo katirsan Daacish

Dowladda Maraykanka ayaa shaacisay inay bixinayso abaalmarin lacageed oo gaaraysa illaa $5 milyan, oo la siinayo cid kasta oo keenta xog lagu soo qaban karo haweeney lagu magacaabo Khadra Ciise,

Maamulka Somaliland oo Dowlada ku eedeeyay Dagaal ka dhacay Gobolka Sanaag

Xukuumadda Somaliland oo ka hadashay dagaalkii shalay ku dhexmaray ciidamadeeda iyo kuwa SSC-Khaatumo deegaanka Dhuumadare ee gobolka Sanaag, ayaa sheegtay in uu qarxay kadib markii maleeshiyaad ay taageerto Soomaaliya ay
Ad
Previous articleDeg deg:Dagaal Ka Dhacay Gaalkacyo Iyo Khasaare Ka Dhashay
Next articleDowlada Giriiga oo kordhisay Mushaharka Shaqooyinka ee Dalkaasi laga shaqeeyo