Home Wararka Maanta Wasiir Rooboow Walaalkiis oo Goordhow Xabsiga laga soo Daayay

Wasiir Rooboow Walaalkiis oo Goordhow Xabsiga laga soo Daayay

0

Waxaa goordhow Xarunta dambi baarista booliska ee CID laga sii daayay Ibraahim Roobow Cali oo shalay la xiray, waxayna wararku sheegayaan in si guud loo fasaxay oo aan damiin lagu sii deynin, sidoo kalane aysan jirin maxkamad lasaaray oo dambi ku weysay.

Wasiir Roobow iyo xubno kale ayaa waqti badan geliyay in lasii daayo Sarkaalkaan balse waxaa muuqato in shaqaalaha dowladda ee musuqa ku eedeysan lagu dhibaateynayo Xabsiyada la sharaf dilayo qaarkoodna si caadi ah loo fasaxayo iyadoo aan la baarin.

Hantidhowrka Qaranka ayaana la sheegay inay kusoo eedeeyeen Musuqmaasuq uu ku kacay Xili Xajka uuna lacag badan Ka Sameeyey

Ad
Previous articleWar Deg Deg ah: Gudoomiyihii Jamaacada Umada oo Xilika Laga Qaaday
Next articleCiidamadii ku Maqna Dalka Eriteeriya oo Xalay Lagu soo Celiyay Muqdisho iyo Banaanbax aan Horay loo arag oo Muqdisho lagu Qabtay(Sawiro)

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here