Home Wararka Maanta War Deg Deg ah: Gudoomiyihii Jamaacada Umada oo Xilika Laga Qaaday

War Deg Deg ah: Gudoomiyihii Jamaacada Umada oo Xilika Laga Qaaday

0

Waxaa xilkii laga qaaday Guddoomiyihii Jaamacadda Umadda Prof Xasan Cumar mahadallah, iyadoo Guddoomiyaha cusub ee Jaaamacadda loo magacaabay Dr Xasan Cusmaan Gacal.

Xil ka qaadista guddoomiyihii Jaamacadda Umadda ayaa timid iyadoo muddooyinkaan ay jireen cabashooyin maamul oo Jaamacadda ka jiray, in mid kamid ah barayaashii Jaamacadda uu ugalay Alshabaab.

Ad
Previous articleXisbullah oo weerar loo adeegsaday gantaallada la hago ku qaaday waqooyiga Israa’iil
Next articleWasiir Rooboow Walaalkiis oo Goordhow Xabsiga laga soo Daayay

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here