Home Wararka Maanta Wasiir Ka Mid ah Wasiirada Galmudug oo loo Xiray Kursi Aqalka Sare...

Wasiir Ka Mid ah Wasiirada Galmudug oo loo Xiray Kursi Aqalka Sare iyo Madaxweyne QoorQoor oo Soosaaray liiska Dorashada kursigaas

0

Madaxweynaha Dowladda Galmudug, Mudane Axmed Cabdi Kaariye , ayaa soo saaray liiska Musharixiinta u tartamaya golaha  Aqalka Sare ee Baarlamaanka dowladda Federalka Soomaaliya Xubintii u danbeysay.

Wararka qaar ayaa sheegaya in Qoorqoor uu kursigan u xiray Wasiirka Maaliyada Galmudug Farxaan Cali Gaban kaasoo la filayo inuu ku soo baxo.

Waxaa kursigan horay ugu fadhiyay oo ka tanaasulay Senator Yuusuf Geele Ugaas Dhagey oo loo doortay xildhibana ka tirsan Aqalka Hoose.

HOOS KA AKHRISO QORAALKA I

Ad