Home Wararka Somaliya Cabdiraxmaan Cabdishakuur iyo Kulane Jiis oo Hal Maalin lagu Dooranayo Dhuusomareeb (...

Cabdiraxmaan Cabdishakuur iyo Kulane Jiis oo Hal Maalin lagu Dooranayo Dhuusomareeb ( Jadwal Cusub)

0

Guddiga Doorashooyinka heer dowlad goboleed Galmudug ayaa goordhaw shaaciyay jadwalka doorashada saddex kamid ah kuraasta gollaha shacabka ee lagu dooranayo magaalada Dhuusomareeb ee caasimadda Galmudug.

Qoraalka kasoo baxay guddiga doorashada ayaa lagu shaaciyay in doorashada saddexda kursi ee kala ah HOP040 #HOP138 #HOP007 la qabanayo 14-ka bishan oo ku beegan maalinta isniinta ee isbuucan.

Kuraastan la shaaciyay jadwalkooda ayaa labo kamid ah musharxiinta u taagan loona badinayo in ay kusoo baxaan kamid ah Hogaamiyaha Xisbiga Wadajir Cabdiraxmaan Cabdishakuur iyo Kulane Jiis oo kamid ah Saraakiisha NISA ee qaraabada la ah Farmaajo.

Ad
Previous articleRaysulwasaare Rooble oo La Kulmay Safiirka USA Soomaaliya U Fadhiya arima Xasaasi ahna Kala Hadla(Sawiro)
Next articleWasiir Ka Mid ah Wasiirada Galmudug oo loo Xiray Kursi Aqalka Sare iyo Madaxweyne QoorQoor oo Soosaaray liiska Dorashada kursigaas

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here