Home Wararka Somaliya Fahad Yaasiin oo kasoo Muuqday Kuraasta lagu Dooranayo Baladweyne oo la shaaciyay

Fahad Yaasiin oo kasoo Muuqday Kuraasta lagu Dooranayo Baladweyne oo la shaaciyay

0

Guddiga doorashada Hirshabelle ayaa caawa shaaciyay qabashada doorashada 13 kursi oo ka mid ah kuraasta golaha shacabka ee taalla magaalada Beledweyne.

Kuraasta la shaaciyay ayaa waxaa ku jira kursiga HOP086 oo uu ku fadhiyo Faarax C/qaadir, kaasoo hadda uu xusul duub ugu jiro taliyihii hore ee NISA Fahad Yaasiin oo haatan ah la taliyaha amniga Qaranka ee Madaxweynaha xiligiisu dhamaaday ee dalka.

HOOS KA AKHRISO KURAASTA

Ad
Previous articleWasiir Ka Mid ah Wasiirada Galmudug oo loo Xiray Kursi Aqalka Sare iyo Madaxweyne QoorQoor oo Soosaaray liiska Dorashada kursigaas
Next articleMadaxweyne Qoor Qoor oo la kala safan labada dhinac ee Dhuusomareeb ku Hardamaya

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here