Home Wararka Maanta Wasaarada Caafimaadka Galmudug oo Walaac Ka muujisay Faafitaanka COVID-19

Wasaarada Caafimaadka Galmudug oo Walaac Ka muujisay Faafitaanka COVID-19

0

Wasaaradda caafimaadka Galmudug ayaa walaac xooggan ka muujisay cudurka Covid-19 oo si aad ah ugu faafaya deegaanada Galmudug.

 

Galmudug waxaa  48 saac ee la soo dhaafay ugu dhintay Caroona 9 ruux , halka 111 ruux laga helay Caabuqaan Faafa ee Carona.

Bulshada ayaa La faray inay Taxadaraan si uusan usii faafin Caabuqaan faafa ee Galaaftay Nolosha dad badan.

Halkaan ka akhriso.

Ad
Previous articleTurkiga oo war ka soo saaray Qarax xalay Lagu laayay dhalinyaro
Next articleWaxaa Gaba gabo Maraya sii daynta Dhalinyaro Reer Galmudug ah oo Puntland ku xiran (SAWIRO)

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here