Home Wararka Maanta Wasaarada Caafimaadka Galmudug oo Walaac Ka muujisay Faafitaanka COVID-19

Wasaarada Caafimaadka Galmudug oo Walaac Ka muujisay Faafitaanka COVID-19

0

Wasaaradda caafimaadka Galmudug ayaa walaac xooggan ka muujisay cudurka Covid-19 oo si aad ah ugu faafaya deegaanada Galmudug.

 

Galmudug waxaa  48 saac ee la soo dhaafay ugu dhintay Caroona 9 ruux , halka 111 ruux laga helay Caabuqaan Faafa ee Carona.

Bulshada ayaa La faray inay Taxadaraan si uusan usii faafin Caabuqaan faafa ee Galaaftay Nolosha dad badan.

Halkaan ka akhriso.

Ad