Home Wararka Somaliya Galmudug Wariye Caan ah oo Goordhawayd lagu Xiray Saldhiga Dhuusamareeb

Wariye Caan ah oo Goordhawayd lagu Xiray Saldhiga Dhuusamareeb

0

Wariye Maxamed Cabdiwali Tooxoow ayaa markale maanta Dhuusamareeb lagu xiray, kadib warqad kasoo baxday Maxkamada Degmada Dhuusamareeb.

Xariga wariyaha ayaa la xiriira baahin uu wariyuhu u sameeyay hooyo ka cabaneysay Gudoonka Maxkamada degmada Dhuusamareeb.

Ma ahan Markii Ugu Horaysay oobTooxoow lagu Xiro Galmudug Dhawaan ayuu Kasoo Baxay Xabsi Ku Yaala Degmada Guriceel oo Mudo Todobaad ah ka Badan Ku Xirnaa.

Tooxoow ayaa Looga Bartay Baahinta Wararka Lidka Ku ah Dowlad Goboleedka Galmudug taas ayaana Sabab U ah in Xarigiisu Soo laablaabto.

 

Ad
Previous articleMilkiilaha Facebook uu ku Hanjabay inuu Wadama Badan Facebook Ka Xiri Doono
Next articleDowlada imaaraadka Carabta oo Deg Deg uga Soo Jawaabtay Dalabkii Raysulwasaare Rooble(Sawiro)

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here