Home Wararka Maanta Wararkii ugu Danbeeyey Ubax Yaasiin Cali Aar oo lagu Dilay Garowe

Wararkii ugu Danbeeyey Ubax Yaasiin Cali Aar oo lagu Dilay Garowe

0

Allaha u naxariistee Ubax Yaasiin Cali Aar oo dhigan jirtay mid ka mid ah jaamacadaha caasimadda Garowe ayaa galinkii dambe ee maanta lagu dilay xaafadda Hodan ee magaaladda Garowe.

Ubax ayaa la sheegay in uu dilay mid ka mid ah saddex nin oo ku labisnaa tuutaha ciidamada Puntland, kuwaas oo isla markiiba ay soo qabteen Ciidanka Booliska Puntland

Marxuumad ubax ayaa xabadaha ay u geeriyootay waxay ka haleeleen, qaarka sarre ee madaxa.

Shacabka magaalada Garowe ayaa marar badan cabasho ka muujiyay falal ammi darro oo inta badan ay gaystaan askar ka tirsan ciidamada dowladda iyo Cabtooy magaaladda waayadan dambe ay caan ku noqotay.

Ad
Previous articleWar Deg Deg ah: Saraakiil Itoobiyaan ah oo Soo Gaaray Lughaye
Next articleDilkii Ganacsade Abuukar Gaabax oo Saraakiil Sarsare ku Lug Yeesheen iyo Camera Duubtay