Home Wararka Maanta Wararkii Ugu Danbeeyey Soomaali lagu dilay iyo mid lagu dhaawacay Kampala

Wararkii Ugu Danbeeyey Soomaali lagu dilay iyo mid lagu dhaawacay Kampala

0

Kooxo hubaysan ayaa magaalada Kampala ee dalka Uganda ku dilay muwaadin Soomaaliyeed oo lagu magacaabo Liibaan Maxamed oo kamid ahaa dhallinyarada Soomaaliyeed ee halkaas ku nool.

Kooxahaasi ayaa sidoo kale dhaawac u gaystay muwaadin Soomaaliyeed oo kale kaasoo dhaawiciisa lagula tacaalayo Isbitalka magaalada Kampala.

Ragaan La Dilay ayaa Lagu Weeraray Xaafada Rubaago Afar nin oo ku Hubaysnaa Bistoolado ayaa Saqdhexe Xalay ku Weeraray Gurigooda.

Uganda Waxa Ka Jiray Tuugo Ku Hubaysnaa Toreey iyo Baangado oo Mararka Qaar Soomaalida ka Qaata Telefoono Balse Waa Markii Ugu Horaysay oo Rag Bistoolada ku Hubaysan u Dhacaan Guryo Soomaaliyeed isla Markaana Ay Dil iyo Dhaawac Gaystaan.

Booliska Uganda ayaana Sheegay inay Soo Qaban Doonaan Raga Dhib kaan Gaystay.

Ad
Previous articleGalmudug oo u Jihaysatay Doorosho Qof iyo Cod ah iyo Shirkii ugu Horeeyey oo looga Hadlaayo oo Ka Furmay Dhuusamareeb(Sawiro)
Next articleMareykanka oo $5 milyan dul dhigay madaxa C/llaahi Cusmaan oo ka tirsan Al-Shabaab Muxuu Qabtaa?

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here