Home Wararka Somaliya Galmudug Galmudug oo u Jihaysatay Doorosho Qof iyo Cod ah iyo Shirkii ugu...

Galmudug oo u Jihaysatay Doorosho Qof iyo Cod ah iyo Shirkii ugu Horeeyey oo looga Hadlaayo oo Ka Furmay Dhuusamareeb(Sawiro)

0

Wasaaradda Arrimaha Gudaha,Federaalka Iyo Dib-Uheshiinta Galmudug ayaa soo Bandhigtay Sharciga doorashooyinka Dowladda Galmudug.

Xafladda soo bandhigidda ayaa waxaa ka soo qeyb galay Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Gudaha Galmudug Mudane Cabdi Maxmed jamac, wasiir dowlaha wasaarada Mudane Omar Mohamed Diiriye, agaasimaha guud ee wasaaradda Cumar Maxamed Cabdi, Wasiiro katirsan xukuumadda, Galmudug Gudiga Doorashooyinka Galmudug, Gudoomiyayasha Gobolada Mudug Iyo Galgaduud, Maamulada Degmooyinka Galmudug Iyo qeybaha kala duwan ee Bulshada.

Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Gudaha Galmudug oo si qota dheer uga hadlay Sharciga doorashooyinka ayaa ku adkeeyay maamulada gobolada iyo degmooyinka in ay ka shaqeeyaan sidii dadka loo gaarsiin lahaa sharcigaan sidoo kalana gacan wayn ka geeystaan sidii dowladda Galmudug looga qaban lahaa doorashooyinka qof iyo codka ah ee golayaasha deegaanka marka la gaaro bisha Juun 2024.

Ad
Previous articleWaa sidee maanta xaalada Barawe oo Dagaalo Qaraar Martigalisay?
Next articleWararkii Ugu Danbeeyey Soomaali lagu dilay iyo mid lagu dhaawacay Kampala

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here